Thursday November 26th, 2020
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

Miinada Mudaysan W/Q Mohamed Aden Hassan.

0
Tuesday November 17, 2020 - 20:50:07 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 199
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Miinada Mudaysan W/Q Mohamed Aden Hassan.

    Miinada Mudaysan W/Q Mohamed Aden Hassan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Miinada Mudaysan W/Q Mohamed Aden Hassan.
Ethiopia dal dhaca bariga Africa gaar ahaan geeska Africa dal ay dalkeena Somaliland jaar yihiin.
Dalka ugu dadka badan bariga Africa dalka labaad e
ugu dadka badan qaarada Africa. Dhaqalaha koraya e qaarada iyo dunida o dhan dalka
leh diyaarada ugu wanaagsan e qaarada uguna diyaaradaha badan qaarada Africa diyarado gaadhaya
111 diyaaradod.
Dalka 60aad e kaalinta military ga e dunida, dal ay ku noolyihin qomiyado aad u badan isla markana leh hal
dawlad o dhaxe o dalka o dhan masuul ka ah bal halka yar is dul tag o aad u fakar.


Kaso gudub xogtaas aqoonaysan sida aynu lawada socono dalka Ethiopia waxa u jihastay dagaal sakooye o
aad u qadhaadh o ka dhaxeya dawlada dhaxe e federalka ah e u hogaamiyo RW Abiy ahmed iyo
ismaamulka tigrayga waxa ayna wada galeen dagaal

dhulka iyo cirka ah o aad u qadhaadh o dad badani ku dhinteen.
Tigraygu Ethiopia waxay ka yihiin 6% tiro ahaan waa dad gaadhaya 4.96 million waa tirakoobki la sameyay
sanadkii (2014) waa dad aad udag o qab leh waa wada meles zenawi waxa ayna ku noolyihin dhinaca waqooyi
e dalka Ethiopia kala badh ayay yihiin ciidama millatry
ga e Ethiopia waxayna ku qalabaysanyihin saanad millatry o dhulka iyo cirka ah.

Xagee ka bilaabmatay xiisadani?

Abiy marki u yimi xafiska 2018 ka waxa u si fudud ugu warejiyay Eritrea gobihi laysku haystay waxa una saxib
dhaw ka dhigtay Eritrea iyo madaxwayne asis afwerki
xaladas muumulka tigrayga waxa u arkayay dulan qaawan o aan maro lagu dadin.
Waxa kale o abiy kala diray xisbigi 30 ka sano Ethiopia
so xukamayay waxa una ku badalay mid cusub xisbiga barwaqada taas o cadho baahsan dhalisay maadama
xataa shaqala hoosadka dawladda iyo shacabka guud
ahaan ay xisbigaas tagaro u ahayen meesha waxaba ka baxday is aminaadi.
Waxa u beegsaday sarakishi tigrayga e wax la xidho iyo
wax la eryado o la baacsado ayay noqdeen. Waxa kale o jirta in muddo xileedka RW abiy
dhamaday bishi hore e October 2020 taas o lo sameyay

muddo kor dhis sanad ah o keentay khal khal iyo
xasilooni darro hor leh.

Xiisadan sameen inte leeg ayay yeelanaysa?

Maadama Ethiopia tahay dal muhiim u ah geeska Africa iyo guud ahaan qaarada Africa hadii dagaalku
sidaas ka sii qadhaadhado waa in aynu u diyaar garawnaa mawjado fatahaado ah o dad badan ah o
dalkeena Somaliland yimaada kuwaas o colaada kaso
barakaca.
Waxa gabi ahaanba istaagi doona ganacsigi Ethiopia
inaga dhaxeyay waxa mesha ka bixi doona isticmaalka dakada berbera maadama dagaalku aad u waynaday
dawladanu anay waxba kala xakamayn kari waydo
waxa istaagi doona dulimaadka diyaarada Ethiopian airline o dalkeena maalinki labo jeer timaada waxa go,I
doona u safrida dadkeena e dhinaca dabada maadama dalka dhan hal diyaarad timaado.
Waxa istaagi doona ganacsiga Ethiopia kala dhaxeya
qaarada iyo dunida inta kale.
Caasimada addis ababa maadama ay tahay xurunta midawga Africa o gurina uga dhisanyahay midawga
Africa u dalka china maal galiyay waxa hakad gali
doona hawlo maalmedki midawga Africa. Samaynu intaas way kasi badan toona intaas waa
sadaal haddi xaalku kasii daro.

TWITTER: HON Mohamed Aden Hassan
Email: moadam203@gmail.com
Halkan Ka Daawo:Hees Cusub Oo Uu Sameeyey Abwaanka Caanka Ah Ee Abdimalik
Halkan Ka Daawo Beelaha Axmed Cali iyo Daahir Cali ee Adan Madoobe oo Kalsoonidi Kala Noqday Suldaan Barkhad Iyo Caaqilka Faahiye Xassan ee Adan Madoobe..
TOP 10 HOTELS IN SOMALILAND
Top 10 Hotels of Somalia
Halkan Ka Daawo: Barnaamijkeeni Aqoon Kororsi; Inako Maanta Diirada Ku Saarayna Tobanka Qof ee Aduunka Ugu Hantida Badan Sanadkan 2020
Halkan Ka Daawo Barnaamij Ku Saabsan 10Ka Dal ee Dunida Ugu Yar
Halkan Ka Daawo Barnaamijki Aqoon Kororsi 10 Dal ee Dunida Ugu Weyn Top 10
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Ciida iyo Fanaan Qaasim Macruuf
DAAWO: Beesha Sanbuur Bari Oo Waayelkeda Waxgaradkeda Iyo Guurtidu Si Adag Uga Hadlaya Nin Beeshaas Kasoo Jeeday Oo Ceelafweyn Lagu Dillay Iyaga oo Sheegay Inay U Fadhiyan In La Keeno Gacan Ku Dhiig Lihii
Barnaamijka Qaasin Macruuf Iyo Qisooyinka Heesaha
WAREYSIYO