Saturday November 28th, 2020
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

Madaxweyne Biixi Inuu Kibirka Uu Gaadhay Ku Dhacayo Waxa inoo Cadeynaya Markuu Kasoo Faraxashay Dhulkii Boqol jire iyo Buurta Kala Jeexan Ayuu Soo Doontey Beerihii Reer Dalalka.

0
Tuesday November 17, 2020 - 21:58:57 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 466
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Biixi Inuu Kibirka Uu Gaadhay Ku Dhacayo Waxa inoo Cadeynaya Markuu Kasoo Faraxashay Dhulkii Boqol jire iyo Buurta Kala Jeexan Ayuu Soo Doontey Beerihii Reer Dalalka.

    Madaxweyne Biixi Inuu Kibirka Uu Gaadhay Ku Dhacayo Waxa inoo Cadeynaya Markuu Kasoo Faraxashay Dhulkii Boqol jire iyo Buurta Kala Jeexan Ayuu Soo Doontey Beerihii Reer Dalalka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne Biixi Inuu Kibirka Uu Gaadhay Ku Dhacayo Waxa inoo Cadeynaya Markuu Kasoo Faraxashay Dhulkii Boqol jire iyo Buurta Kala Jeexan Ayuu Soo Doontey Beerihii Reer Dalalka.
Waxa Kuu Cadeynaya in Aanu Lahayn Caqli iyo Cilmi Buuran, oo Ka Tusaale Noqda in uu Yahay Qofkii Hogaamin Lahaa Somaliland, Damacyadiisa Foolxumada ah Madaxweyne Biixi Waxa u Soo Raacay in Ciyaalka u Talinayaa ay Maalinba Usoo Sahamiyaan Halkii uu Dhagar iyo Taariikh Xumo ku Mutaysan Lahaa Waxeynu Wada ognahey in aan Toddobaadkii u Dambeeyay, ka Hadley Halka Laga Qaadayo Dadkii lahaa, oo ay Ka Dambeeyaan Inamo yaryar oo La Shaqeeya isaga, oo hadana Reerkoodii kusoo Hogaamiyay si ay uga dhigtaan Cimri dherer ag joog joogiisa.


Waxaan Wax Laga Gabado, ama Laga Aamuso aheyn in Xadhigii Caaqilka Guud Ka dambeeyay Markii Ciidamo Milatari ah iyo Awood La Duldhigay, dhulkii Beerihii uu Soo Sahansadey Madaxweyne Biixi Beerahaas oo ay Leeyihiin dadkii dhaxalka u ahaa ka Awoow Ka Awoow, Qof Waliba Waxa uu Garanayaa Sababta uu iskaga Fogaynayo Dadka Waaweyn ee Waayo araga ah Wuxuu ogyahey in aanay Marnaba Aqbalayn Boobka iyo Damaca Budhcadnimada ah ee Caruurtan Yaryari Ka Yeelayaan ugu Soo Sahaminayaan mid Waliba Deegaankiisii lasoo Doonanayo Waa Nacasnimadii ugu Weynayd ee ay iyaguna Taariikh Xumo ku Muteysan Lahaayeen, isagana Lawada Arag oo Waa Ninkii u Horeeyay ee Somaliland Madaxweyne Ka Noqda ee Doonaya in uu Awooda Xilka Madaxweynaha kaga qaato Dadka Hantidooda kuna dhaco, Markii uu Kasoo Faraxashay oo ay Saamayn Badan yeesheen, Dhulkii uu Ka Qaaday oday Ina Xasan Dalab dhulkii, uu Ka Qaadey Cabdale Siciid(Axmed-Cabdale), Dhulkii uu Ka qaadey, Makaahiil Ayuu Maantana ku Xijisiiyay Beerihii Reer Dalal, isagoo leh Waxa Beero Ka Samaysanaya Aniga iyo Madaxweynaha jabuuti, iyo Qoyskiisa Waa Halka Lagu Xidhay Chiefka Waxaan Leeyahay Waa Halkii Soo Khatimaysay Kibirkaaga Kooban ee Sadexda Sano Ku Siman


Najiib Ismaaciil Maxamed
Somaliland Gabiley
Tell:0634466339
Halkan Ka Daawo:Hees Cusub Oo Uu Sameeyey Abwaanka Caanka Ah Ee Abdimalik
Halkan Ka Daawo Beelaha Axmed Cali iyo Daahir Cali ee Adan Madoobe oo Kalsoonidi Kala Noqday Suldaan Barkhad Iyo Caaqilka Faahiye Xassan ee Adan Madoobe..
TOP 10 HOTELS IN SOMALILAND
Top 10 Hotels of Somalia
Halkan Ka Daawo: Barnaamijkeeni Aqoon Kororsi; Inako Maanta Diirada Ku Saarayna Tobanka Qof ee Aduunka Ugu Hantida Badan Sanadkan 2020
Halkan Ka Daawo Barnaamij Ku Saabsan 10Ka Dal ee Dunida Ugu Yar
Halkan Ka Daawo Barnaamijki Aqoon Kororsi 10 Dal ee Dunida Ugu Weyn Top 10
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Ciida iyo Fanaan Qaasim Macruuf
DAAWO: Beesha Sanbuur Bari Oo Waayelkeda Waxgaradkeda Iyo Guurtidu Si Adag Uga Hadlaya Nin Beeshaas Kasoo Jeeday Oo Ceelafweyn Lagu Dillay Iyaga oo Sheegay Inay U Fadhiyan In La Keeno Gacan Ku Dhiig Lihii
Barnaamijka Qaasin Macruuf Iyo Qisooyinka Heesaha
WAREYSIYO