Saturday November 28th, 2020
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

Qaramada Midoobay Oo Soo Samato Bixisay 38 Arday Oo Somali Ah Kuwaas Kuu Xanimna Jaamacada Ismaamulka Tigreega

0
Saturday November 21, 2020 - 16:03:38 in Wararka by Wariye Tiriko
  • Visits: 635
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qaramada Midoobay Oo Soo Samato Bixisay 38 Arday Oo Somali Ah Kuwaas Kuu Xanimna Jaamacada Ismaamulka Tigreega

    Qaramada Midoobay Oo Soo Samato Bixisay 38 Arday Oo Somali Ah Kuwaas Kuu Xanimna Jaamacada Ismaamulka Tigreega

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qaramada Midoobay Oo Soo Samato Bixisay 38 Arday Oo Somali Ah Kuwaas Kuu Xanimna Jaamacada Ismaamulka Tigreega
Qaramada Midoobey ayaa 38 qof oo arday Soomaaliyeed ah ka soo samata-bixisay magaalada Mekelle ee caasimadda Ismaamulka Tigreyga Itoobiya, halkaas oo hadda dagaalka dowladda iyo TPLF uu ku sii siqayo.

Ilo-diblumaasiyadeed ayaa ii sheegey in araydan oo ah qaybtii u horraysay goordhaweyd laga geeyey magaalada Samaara ee caasimadda gobolka Canfarta [Sawir], waxaana la keenayaa Addis Ababa.


Ilaa 23 arday ayaa la sheegey in ay ku hadheen halkaas, kuwaas oo iyana Qaramada Midoobey ka soo samata-bixin doonto safarta labaad, intaas (38+23=61) ayaa Mekelle joogey, lama oga in arday kale oo Soomaali ahi ku sugan tahay magaalooyinka kale ee Tigrayga.


Halkan Ka Daawo:Hees Cusub Oo Uu Sameeyey Abwaanka Caanka Ah Ee Abdimalik
Halkan Ka Daawo Beelaha Axmed Cali iyo Daahir Cali ee Adan Madoobe oo Kalsoonidi Kala Noqday Suldaan Barkhad Iyo Caaqilka Faahiye Xassan ee Adan Madoobe..
TOP 10 HOTELS IN SOMALILAND
Top 10 Hotels of Somalia
Halkan Ka Daawo: Barnaamijkeeni Aqoon Kororsi; Inako Maanta Diirada Ku Saarayna Tobanka Qof ee Aduunka Ugu Hantida Badan Sanadkan 2020
Halkan Ka Daawo Barnaamij Ku Saabsan 10Ka Dal ee Dunida Ugu Yar
Halkan Ka Daawo Barnaamijki Aqoon Kororsi 10 Dal ee Dunida Ugu Weyn Top 10
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Ciida iyo Fanaan Qaasim Macruuf
DAAWO: Beesha Sanbuur Bari Oo Waayelkeda Waxgaradkeda Iyo Guurtidu Si Adag Uga Hadlaya Nin Beeshaas Kasoo Jeeday Oo Ceelafweyn Lagu Dillay Iyaga oo Sheegay Inay U Fadhiyan In La Keeno Gacan Ku Dhiig Lihii
Barnaamijka Qaasin Macruuf Iyo Qisooyinka Heesaha
WAREYSIYO