Saturday January 23rd, 2021
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

Geeddigii Nololeed Ee Dr Aadan Yuusuf Abokor| Wareysi| Cabdishakuur Muxumed "Heersare"

0
Monday November 23, 2020 - 16:22:01 in Wararka by Wariye Tiriko
  • Visits: 969
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Geeddigii Nololeed Ee Dr Aadan Yuusuf Abokor| Wareysi| Cabdishakuur Muxumed "Heersare"

    Geeddigii Nololeed Ee Dr Aadan Yuusuf Abokor| Wareysi| Cabdishakuur Muxumed "Heersare"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Geeddigii Nololeed Ee Dr Aadan Yuusuf Abokor| Wareysi| Cabdishakuur Muxumed "Heersare"

18kiibishan November, 2020, ayuu Ilaahay ha u naxariistee Dr. Aadan Yuusuf Abokor ku geeriyooday dalka Turkiga, oo loo geeyey xanuun hayey si loogu soo daweeyo. Dr. Aadan, waxa uu leeyahay taariikh ka la duwan, waa nin door weyn ka soo qaatay hanaqaadkii ururada rayidka ah ee Somaliland. Waxa kale oo uu ka mid ahaa kooxdii UFFO ee 1982kiidawladdii kacaanka ahayd ee Soomaaliya xukunnada adag ku ridday, isaga oo siddeed sano ku xidhnaa xabsigii Labaatan Jirow. Xabsigaas oo ay ku wehelinayeen rag ay asxaab ahaayeen, oo eedda ugu weyn ee loo haystay ahayd: in ay is abaabuleen oo ay si mutadawacnimo ah dadkooda ugu shaqaynayeen; waa na sababtii ugu weynayd ee loo xidhay loo na xukumay.

Wareysiga idinku soo socda oo uu Cabdishakuur Muxumed Muuse "Heersare” 27.05.2011 la yeeshay Dr. Aadan; xilligaas oo uu ka fadhiistay shaqo uu afar iyo toban sano ka hayey hay’adda Progresio, oo uu madax ka ahaa xafiiskeeda Somaliland, waa wareysi ku saabsan taariikhnololeedkiisii wixii ka horreeyey 2011.



Halkan Ka Daawo:Hees Cusub Oo Uu Sameeyey Abwaanka Caanka Ah Ee Abdimalik
Halkan Ka Daawo Beelaha Axmed Cali iyo Daahir Cali ee Adan Madoobe oo Kalsoonidi Kala Noqday Suldaan Barkhad Iyo Caaqilka Faahiye Xassan ee Adan Madoobe..
TOP 10 HOTELS IN SOMALILAND
Top 10 Hotels of Somalia
Halkan Ka Daawo: Barnaamijkeeni Aqoon Kororsi; Inako Maanta Diirada Ku Saarayna Tobanka Qof ee Aduunka Ugu Hantida Badan Sanadkan 2020
Halkan Ka Daawo Barnaamij Ku Saabsan 10Ka Dal ee Dunida Ugu Yar
Halkan Ka Daawo Barnaamijki Aqoon Kororsi 10 Dal ee Dunida Ugu Weyn Top 10
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Ciida iyo Fanaan Qaasim Macruuf
DAAWO: Beesha Sanbuur Bari Oo Waayelkeda Waxgaradkeda Iyo Guurtidu Si Adag Uga Hadlaya Nin Beeshaas Kasoo Jeeday Oo Ceelafweyn Lagu Dillay Iyaga oo Sheegay Inay U Fadhiyan In La Keeno Gacan Ku Dhiig Lihii
Barnaamijka Qaasin Macruuf Iyo Qisooyinka Heesaha
WAREYSIYO