Tuesday January 26th, 2021
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

Qarax Xoogan Oo Muqdisho Ka Dhacay Dhalinyaro Tiro Badan Oo Ku Naf Waayay Qaraxa Iyo Dawlada Soomaliya Oo Dhankeeda Qaraxa Laftiisa Ka Hadashay (SAWIRO)

0
Friday November 27, 2020 - 21:55:18 in Wararka by Sanaag Office
  • Visits: 1398
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qarax Xoogan Oo Muqdisho Ka Dhacay Dhalinyaro Tiro Badan Oo Ku Naf Waayay Qaraxa Iyo Dawlada Soomaliya Oo Dhankeeda Qaraxa Laftiisa Ka Hadashay (SAWIRO)

    Qarax Xoogan Oo Muqdisho Ka Dhacay Dhalinyaro Tiro Badan Oo Ku Naf Waayay Qaraxa Iyo Dawlada Soomaliya Oo Dhankeeda Qaraxa Laftiisa Ka Hadashay (SAWIRO)

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qarax Xoogan Oo Muqdisho Ka Dhacay Dhalinyaro Tiro Badan Oo Ku Naf Waayay Qaraxa Iyo Dawlada Soomaliya Oo Dhankeeda Qaraxa Laftiisa Ka Hadashay (SAWIRO)





Xubnahan Dhalinyarada Ah Ee Sawirkoodu Halkan Ka Muuqdo Ayaa ka mid ahaa dhalinyarada Magaalada Muqdisho ayaa ku geeriyooday qarax caawa ka dhacay Maqaayadda Gelata-Davino oo ku taala Waddada Airport-ka ee magaaladda Muqdisho Qof Naftii Halige Ah Ayaa La Sheegay Inuu Maqaayada Isku Qarxiyay Halkaasina Ay Ka Dhacday Dhimashada Dhalinyaradan Oo Ka Badan 7 Dhalinyaro Ah .

Dawlada Somaliya Ayaa Weerarka Canbaaraysay Wasiirka Warfaafinta Soomaliya Cismaan Abokor Dubbe Ayaa Soo Saaray Dhambaal Tacsi Iyo Canbaareyn Falka Ah


Naxariistii janno haka waraabiyo.
Halkan Ka Daawo:Hees Cusub Oo Uu Sameeyey Abwaanka Caanka Ah Ee Abdimalik
Halkan Ka Daawo Beelaha Axmed Cali iyo Daahir Cali ee Adan Madoobe oo Kalsoonidi Kala Noqday Suldaan Barkhad Iyo Caaqilka Faahiye Xassan ee Adan Madoobe..
TOP 10 HOTELS IN SOMALILAND
Top 10 Hotels of Somalia
Halkan Ka Daawo: Barnaamijkeeni Aqoon Kororsi; Inako Maanta Diirada Ku Saarayna Tobanka Qof ee Aduunka Ugu Hantida Badan Sanadkan 2020
Halkan Ka Daawo Barnaamij Ku Saabsan 10Ka Dal ee Dunida Ugu Yar
Halkan Ka Daawo Barnaamijki Aqoon Kororsi 10 Dal ee Dunida Ugu Weyn Top 10
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Ciida iyo Fanaan Qaasim Macruuf
DAAWO: Beesha Sanbuur Bari Oo Waayelkeda Waxgaradkeda Iyo Guurtidu Si Adag Uga Hadlaya Nin Beeshaas Kasoo Jeeday Oo Ceelafweyn Lagu Dillay Iyaga oo Sheegay Inay U Fadhiyan In La Keeno Gacan Ku Dhiig Lihii
Barnaamijka Qaasin Macruuf Iyo Qisooyinka Heesaha
WAREYSIYO