Guddida Qandaraasyada Qaranka JSL Oo Baahiyey Dhismayaal Ay Hirgalinayso Xukuumada JSL. Xafiiska Guddida Qandaraasyda Qaranka Somaliland wuxuu baahinayaa, isla markaana ku war gelinayaan dhamaan shirkadlayda dhismayaasha reer Somaliland ee ka shaqeeya hawlaha dhismaha iyo cidkasta oo danaynaysa usoo bandhigayaan laba (2) Dhisme oo loo dhisayo Dawladda, Faah-faahinta dhismayaashuna waa sidan hoos ku qoran.
Guddida Qandaraasyada Qaranka JSL Oo Baahiyey Dhismayaal Ay Hirgalinayso Xukuumada JSL.
Guddida Qandaraasyada Qaranka JSL Oo Baahiyey Dhismayaal Ay Hirgalinayso Xukuumada JSL.