Deg Deg ": Ciidamada Dawlada Federaalka Itoobiya Oo Hadda La Wareegay Caasimada Ismaamulka Tigree Ee Mekelle
Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay inay si buuxda ula wareegtay gacan ku haynta Magaalada Makelle ee Ismaamulka Tigree kadib dagaal iyo duqeyn culus oo maanta ku bilaabatay Magaaladaasi.
Taliyaha Ciidamada Itoobiya General Berhanu Jula ayaa sheegay in Ciidamada Dawlada ay caawa la wareegeen gacanta ku haynta magaalo madaxda gobolka Tigray ee Makelle .