Wednesday July 18th, 2018
Dahabshiil
Free one
Xayeeysiis
Free one Ads
Japan

Video Updates

Gudoomiyaha Degmada Xagal oo Si ba'an u dhaliilay Maamulka G/Saaxil Sheegayna In Xaqii Degmada Xagal oo ah Degmooyinkii Hore ee G/saaxil. Siciid Jaamac Ayax.

Hits: 65 | Monday June 06, 2011 - 22:05:26
Gudoomiyaha Degmada Xagal oo waraysi khaasa siiyey Shabakada Wararka ee Burcoonline.com kuna sugnaa wakhtigas Xarunta Maamulka ee Degmada Xagal oo Dayac badani kamuuqday ayaa shabaka uga waramay dhinacyo badan oo kusaabsan xaalka ay hada kujirto degmadu. Burcoonline.com waxa ay kamid ahayd wafti dhawaan kormeer qiimayna kutegay Deeganka Degmada Xagal, oo ka koobanaa Ururka wadaniga ah ee SYCD iyo xubno kasocday saxaafada maxaliga ah.

Click here to watch

Xafladdii QalinjebintIi Ardaydii Degree ah ee Ka qalinjebisay Jaamacada Burco 12 March 2010 Daawo Qaybtii 2aad

Hits: 53 | Monday May 30, 2011 - 23:15:06
Daawasho wacan Qaybtii 2aad ee Xafladdii Qalinjebinta Ardaydii Degree ah ee Ka qalinjebisay Jaamacada Burco 12 March 2010.

Click here to watch

Xafladdii Qalinjebinta Ardaydii Degree ah ee ugu horeyey Kana qalinjebisay Jaamacada Burco 12 March 2010 Halkan kadaawo Qaybtii 1aad. Diyaarintii: Burcoonline.com

Hits: 60 | Tuesday May 24, 2011 - 20:36:51
12 March 2010 waa maalin taariikhi u ah Jaamacada Burco, maalintaas oo ah maalintii curashada Jaamacada Burco iyadoo ahayd maalintii ugu horaysay ee arday Degree ahi kaqalinjebisay, iyadoo dhawr 2 dufcadood oo hore ka qalinjebiyeen oo ahaa iyagu Diplom. Xafladan waxaa kasooqaybgalay Masuuliyiin Muxaafid iyo Mucaaridba lahaa, hadana wejigii maalintaa dhanka kale ayuu isu bedalay Ragii maalintaa Mucaaradka ahaa halka kuwii muxaafidka ahaana ay hadayihiin Mucaarid.

Click here to watch

Al-Mustaqbal Bourding School oo Ikuulka keliya ee Bourding ah oo kajira Burco ayaa siweyn uga qaybqaatay 18 May 2011.

Hits: 59 | Sunday May 22, 2011 - 23:06:33
Al-Mustaqbal Bourding School oo Ikuulka keliya ee Bourding ah oo kajira Burco ayaa siweyn uga qaybqaatay 18 May 2011. Daawasho wacan.

Click here to watch

Daawasho Fiican Debaaldegii 18 May 2011 iyo fantasiyihii Ururka Wadaniga ah ee SYCD u ka dhigay Burco

Hits: 68 | Sunday May 22, 2011 - 19:19:56
Daawasho Wacan Ururka Wadaniga ah ee SYCD iyo Debaaldegii 18 May 2011. sidoo kale Waxaa fiidyahan ka muuqda Sawiro Xiligii abaarta Kormeer ay kusamaysay Deegaamada hawdka ee G.togdheer Hoosyimaada.

Click here to watch

Dhaadashada Somaliland Waa Maanso bud-dhig u ah Silsilad Suugaaneed Uu Abwaan Cadaawe ka furay Shabakada Caalamiga ah ee Burcoonline

Hits: 70 | Friday May 20, 2011 - 17:19:21
Abwaan Jaamac Ismaaciil Hawd "Cadaawe" oo Maanso ugu Jawaabaya Nin magiciisa qariyey ninkaas oo sheegay in uu kasoo gabyaayo Madaxtooyada Punthland, Somaliland ku dhaliilay waxyaabo badan oo xaqiiqada kafog. Maansadan Cadaawe oo lamagbaxday DHAADASHADA SOMALILAND. wuxuu abwaan Cadaawe kumartiqaaday Sugaanyahanka Afka soomaaliga ku hadla Silsiladan uu Bud-dhigaha kayahay Abwaan Cadaawe. Goluhuna waa inoo Burconline.com ayuu yidhi abwaan Cadaawe. kala xidhiidh Abwaan Cadaawe Mobilkiisa :252-2-4431203

Click here to watch

Gabaldaye Waa Maanso Cusub oo uu Abwaan Cadaawe u tiriyey Xuska 20da 18 May 2011

Hits: 55 | Thursday May 19, 2011 - 23:11:01
Abwaan Jaamac Ismaaciil Hawd "Cadaawe" oo Maanso lamagacbaxady Gabaldaye u tiriyey Xuska 20ad ee 18 May 2011. Kala Xidhiidh Abwaan Cadaawe: 252-4431203

Click here to watch

Gashaamo oo Roob Ka Da'ay Daawo Dacalada

Hits: 66 | Saturday May 07, 2011 - 12:51:53
Halkani waa Gashaamo iyado roob ka da'ay..

Click here to watch

Muxaadarada Maanta Jimce: Xadiiskeeni Ku Saabsana (Hooyo part2)

Hits: 55 | Friday May 06, 2011 - 11:20:50
Xadiiska Maanta

Click here to watch

Quruxda Degaanka Taalobuur Halkan Ka Daawo Markey Barwaaqada Tahay

Hits: 59 | Wednesday May 04, 2011 - 13:02:42
Degaanka Taalo Buur

Click here to watch

Shabakada BurcoOnline oo Maanta Diirada Saartay Qayb Ka Mid Ah Ciidanka Soomajeestayaasha ee Qaranka Somaliland Part 1 Lana Socda Part2!

Hits: 66 | Saturday April 30, 2011 - 16:11:00
Halkan ka Daawo Qayb Ka Mid ah Ciidanka Qaranka Jamhuriyada Somaliland.

Click here to watch

Ya Salaam! Fanaanka Weyn ee Abduljabaar Alkhaliiji oo Hees Cusub 2011 Soo Saaray oo La Yidhaaho (Togdheer)

Hits: 112 | Thursday April 28, 2011 - 10:09:50
Fanaanka Weyn ee aad looga Wada Yaqaano Geyiga Somaliyeed waa Fanaan Abdiqaadir alkhaliiji oo Hees Cajiib ah soo Saaray Heestan oo La Yidhaaho (Togdheer)

Click here to watch

Heesta Maanta ( ii Dhiib Gacmaha with Fanaanka Osman Qays)

Hits: 107 | Tuesday April 26, 2011 - 18:46:09
Hees

Click here to watch

Maxaad Ka Taqaana Degaanka Gudmo-Biyocas oo ah Degaanka Ugu Quruxda Badan Somaliland Dalxiiskana Aad Ugu Macaan Nala Daawada

Hits: 70 | Monday April 25, 2011 - 16:41:27
Degaanka Gudmo-biyocas oo ah Degaanka ugu Quruxda Badan Dhulka somaliland halkana naga Daawada... Degaanka Gudmobiyo Cas waxu Kaga Beeganayahy Magaalada Ceerigabo 90km Galbeed waxaana Ku Yaala Kayn, Buuro, Biyo Dur dur ah oo aad qurux badan oo Marnaba istaagin... nala Daawada

Click here to watch

Khilaaf Xoogan oo Ka Taagan Jaamacada Cusub ee Laga Dhisayo Magaalada Laascanood

Hits: 63 | Sunday April 24, 2011 - 12:35:30
Khilaaf jaamacadeed

Click here to watch

Halkan Ka Daawo:Koofeerka Qurxinta Haweenka Haldhaa Ee Magaalada Burco Oo Adeegyo Cusub Soo Kordhiyey
Daawo:Riwaayada Camal Kaad Ka Shaqaynayso Cidna Loogama Qashaafo IYo Kooxda Saraar Band
Halkan Ka Daawo: Barnaamij Mashruuc La Hirgeliyay 2016 oo Durba Laga Faidaystay: Seeraha Banka AROORI ee Koonfurta Magaalada BURCO oo Xukummadi Madaxweyne Axmed Silaanyo Dalka Ka Bilowday 2016!
Halkan Ka Daawo: Madaxdhaqameedka Ugu Tunka Weyn Beelweynta Habar Jeclo Kulan Hargeisa Iskugu Yimi Aya Baaq Nabadeed Ka Soo Saaray Colaadaha Ceelafweyn Iyo Tukaraq Madaxweynaha Somaliland Md Muse Biixi Tageero uu Muujiyay
Halkan Ka Daawo:Murashax Maxamed Cumar Cismaan Oo Shaaciyey In U Tartamaayo Doorashada Goolaha Degaanka Degmada Burco Iyo Cuqaal Iyo Waxgaradka Ka Qayb Galay Munaasabada Shaacinta Murashaxaasi
DAAWO FULL BARNAAMIJ: SULDAAN SICIID YUUSUF OO SIRO BADAN FASILIYAY IYO XOGO KU QARSOONA DAGAALKA CEELAFWEYN EE SOO NOQNOQDAY
Daawo: Full Barnaamij Beelaha Axmed Faarax Iiidle Biciide Iyo Baho Oo Kamida Beesha Biciide Oo Xabad Joojin Ku Dhawaaqay Iyaga Oo Nabadna Qaatay Geesta Kalena Madaxweyne Biixi Ayay Ka Codsadeen Inuu Soo Daayo Boqor Buurmadaw
Halkan Ka Daawo:Goobaha Loo Dalxiiska Tago Ee Gobolka Togdheer"Warbixin"
Halkan Ka Daawo: FULL Barnaamij Ku Saabsan Wareysi Xiiso Badan oo Lala Yeeshay Wasiirki Hore ee Madaxtooyada Somaliland Md Maxamoud Xaashi Cabdi Isago Arrimo Badan oo Xasaasiya Ka Hadlay
Halkan Ka Daawo : Shirkada Dahabshiil Laanteeda Ireland Caasimada Dablin Oo Munaasibad Abaal Marino Ku Gudoonsiisay Macaamiisheda Wadankaa Iyada Oo Casho Sharafna U Samaysay Shirkadu Macaamisha
WAREYSIYO