Burco Online TV
Hits: 96 |
Tuesday May 24, 2011 - 20:36:51
12 March 2010 waa maalin taariikhi u ah Jaamacada Burco, maalintaas oo ah maalintii curashada Jaamacada Burco iyadoo ahayd maalintii ugu horaysay ee arday Degree ahi kaqalinjebisay, iyadoo dhawr 2 dufcadood oo hore ka qalinjebiyeen oo ahaa iyagu Diplom.
Xafladan waxaa kasooqaybgalay Masuuliyiin Muxaafid iyo Mucaaridba lahaa, hadana wejigii maalintaa dhanka kale ayuu isu bedalay Ragii maalintaa Mucaaradka ahaa halka kuwii muxaafidka ahaana ay hadayihiin Mucaarid.
Click here to watch
Hits: 174 |
Sunday May 22, 2011 - 23:06:33
Al-Mustaqbal Bourding School oo Ikuulka keliya ee Bourding ah oo kajira Burco ayaa siweyn uga qaybqaatay 18 May 2011.
Daawasho wacan.
Click here to watch
Hits: 119 |
Sunday May 22, 2011 - 19:19:56
Daawasho Wacan Ururka Wadaniga ah ee SYCD iyo Debaaldegii 18 May 2011.
sidoo kale Waxaa fiidyahan ka muuqda Sawiro Xiligii abaarta Kormeer ay kusamaysay Deegaamada hawdka ee G.togdheer Hoosyimaada.
Click here to watch
Hits: 120 |
Friday May 20, 2011 - 17:19:21
Abwaan Jaamac Ismaaciil Hawd "Cadaawe" oo Maanso ugu Jawaabaya Nin magiciisa qariyey ninkaas oo sheegay in uu kasoo gabyaayo Madaxtooyada Punthland, Somaliland ku dhaliilay waxyaabo badan oo xaqiiqada kafog.
Maansadan Cadaawe oo lamagbaxday DHAADASHADA SOMALILAND. wuxuu abwaan Cadaawe kumartiqaaday Sugaanyahanka Afka soomaaliga ku hadla Silsiladan uu Bud-dhigaha kayahay Abwaan Cadaawe. Goluhuna waa inoo Burconline.com ayuu yidhi abwaan Cadaawe.
kala xidhiidh Abwaan Cadaawe Mobilkiisa :252-2-4431203
Click here to watch
Hits: 138 |
Thursday May 19, 2011 - 23:11:01
Abwaan Jaamac Ismaaciil Hawd "Cadaawe" oo Maanso lamagacbaxady Gabaldaye u tiriyey Xuska 20ad ee 18 May 2011.
Kala Xidhiidh Abwaan Cadaawe: 252-4431203
Click here to watch
Hits: 120 |
Saturday May 07, 2011 - 12:51:53
Halkani waa Gashaamo iyado roob ka da'ay..
Click here to watch
Hits: 122 |
Saturday April 30, 2011 - 16:11:00
Halkan ka Daawo Qayb Ka Mid ah Ciidanka Qaranka Jamhuriyada Somaliland.
Click here to watch
Hits: 162 |
Thursday April 28, 2011 - 10:09:50
Fanaanka Weyn ee aad looga Wada Yaqaano Geyiga Somaliyeed waa Fanaan Abdiqaadir alkhaliiji oo Hees Cajiib ah soo Saaray Heestan oo La Yidhaaho (Togdheer)
Click here to watch
Hits: 121 |
Monday April 25, 2011 - 16:41:27
Degaanka Gudmo-biyocas oo ah Degaanka ugu Quruxda Badan Dhulka somaliland halkana naga Daawada... Degaanka Gudmobiyo Cas waxu Kaga Beeganayahy Magaalada Ceerigabo 90km Galbeed waxaana Ku Yaala Kayn, Buuro, Biyo Dur dur ah oo aad qurux badan oo Marnaba istaagin... nala Daawada
Click here to watch
Hits: 117 |
Friday April 22, 2011 - 13:57:21
Muxaadiro Muhiim ah Hooyada Ku saabsan
Click here to watch
Hits: 130 |
Wednesday April 20, 2011 - 13:54:32
Baaq beesha Samaroon Norway
Click here to watch
Hits: 115 |
Wednesday April 20, 2011 - 11:50:12
Wadi Laami ah oo Laga Dhisayo!
Click here to watch
Halkan Ka Daawo: Aniga dhibta laygu haysta dad hurda baan toosiyey weeyi ..' Ex Maayir Muraad
VIDEO
Halkan Ka Daawo:"Xaqiiqada QARSOON Ee Xaalada Abaared Ee Ka Jirta Gobolka Togdheer
VIDEO
Halkan Ka Daawo:Rajo Intee Leeg Ayaa Laga Qaba In Biyo Macaan Laga Hello RIIGA Deegaanka Shansha-Cade,
VIDEO
Guryo Cusub Oo Laga Dhisay Magaalada BURCO Laguna Iibinaayo Qiimo Jaban"
VIDEO
Halkan Ka Daawo:Ex-Wasiir Galaal oo dood ka jeediyey qaddiyadda gooni isu taagga Somaliland & sharciga caalamka
VIDEO
Halkan Ka Daawo:Siyaasi Maxamud Jaamac Galaal Oo Ka Jawaabay Dhaliilo Ay Usoo Jeediyen Masuuliyin Ka Tirsan Xukuumada
VIDEO
Halkan Ka Daawo:Hees Cusub Oo Uu Sameeyey Abwaanka Caanka Ah Ee Abdimalik
VIDEO
Halkan Ka Daawo Beelaha Axmed Cali iyo Daahir Cali ee Adan Madoobe oo Kalsoonidi Kala Noqday Suldaan Barkhad Iyo Caaqilka Faahiye Xassan ee Adan Madoobe..
VIDEO
TOP 10 HOTELS IN SOMALILAND
VIDEO
Top 10 Hotels of Somalia
VIDEO
WAREYSIYO