Sunday March 24th, 2019
Dahabshiil
Xayeeysiis
Liibaan Hotel
Youtube jobs

Maqaallo

Murugo: Maanso Uu Guddoomiye Xasan Maxamed Yuusuf Ugu Baroor-diiqay Gaarriye

0 Visits: 750 | Monday February 17, 2014 - 23:52:50
Maansadan Murugo waxa curiyay Abwaan, Suxufi, dhaqan-yaqaan Xasan Maxamed Yuusuf oo uu dhalay fannaankii caanka ahaa ee Maxamed Yuusuf Cabdi Alle ha u naxariisto'e.

Read More »

Ogaysiis Ogaysiis fadlan Booqo website beenwanagnews oo dhaqaale xumi soo wajahday

0 Visits: 873 | Monday February 17, 2014 - 23:48:55
Ogaysiis Ogaysiis fadlan Booqo website beenwanagnews oo dhaqaale xumi soo wajahday kadib markii cidi galiwayday Iyo shaqaalihii oo ka Wada yaacay marka lagu Caayay beelaha dega somaliland

Read More »

Qabiil iyo Qarannimo: Laba aan is Qaban Karin! (Qayb.3-aad)

0 Visits: 497 | Monday February 17, 2014 - 17:32:23
In Madaxweynaha iyo Xukuumaddiisaba uu waqti aad u badani kaga lumo qaabilaadda iyo la hadalka dadka sida xad-dhaafka ah u buux-dhaafiya qolalka fadhiga ee xafiisyada masuuliyiinta Qaranka,

Read More »

GABAY DISTOOR,

0 Visits: 580 | Monday February 17, 2014 - 17:29:24
Tixdan waxa layiraahdaa DISTOOR, waxay curatay , feb/15/2014 Waa midhihii iyo murtidii iyo maskaxdii abwaan Haybe A Yuusuf,

Read More »

maxaadka taqaanaa dabeecadaha Cirro ee hada soo baxay

0 Visits: 620 | Monday February 17, 2014 - 17:26:42
Abdiraxamaan cirro oo ayna aad u aqoon Bulshada Somalilad markii hore waxa lagu baratay Gudoomiyaha Wakiilada markii uu noqaday waxa kale uu wakhtigii uu jiray taliskii Siyaad Barre

Read More »

Do we have one ministry of information or two minster y of information .

0 Visits: 589 | Monday February 17, 2014 - 17:20:30
There has been this on-going argument between our information and the national TV manager and this proves the lack of proper management and absences of clear policy

Read More »

Madaxweyne siilaanyo mee!!!?

0 Visits: 608 | Monday February 17, 2014 - 17:18:20
27 January ilaa maanta waxaa golaha wakiilada ka aloosnaa khilaaf iyo muran siyaasadeed oo mararka qaar halis galiyay jiritaanka golaha iyo weliba xasiloonidii dalka.

Read More »

Malaga yaabaa in khilaafkan hadheeyey mudanayaasha

0 Visits: 646 | Monday February 17, 2014 - 17:16:49
Malaga yaabaa in khilaafkan hadheeyey mudanayaasha baatlamaanka Somaliland galaafto hamigoodda siyaasaddeed iyo doorashadda mustaqbalka dhaw?

Read More »

XAQ (xaqii) IYO BAADIL (dulmo + been ) AYAA ISQABSADAY OO DAD ISULA TEGEY ???

0 Visits: 528 | Monday February 17, 2014 - 17:14:37
Waxan maanta kaaga sheekeynayaa oo aabahay iiga sheekeeyey , aabaheyna aabihii uga sheekeeyey , sheekoi soo jireen ahayd , oo abidkeed soo jirtey .

Read More »

Hambalyo Meher Oo Ku Socota Garyaqaan Ahmed Nour Guruje iyo Boqorada Luul Mohamed Ahmed Oo 16.2.2014 Meherkoodu ka dhacay Ambassador Hotel Hargeisa

0 Visits: 1144 | Monday February 17, 2014 - 01:18:07
Eng.Qaasim Ismaaciil Xasan ,C/raxmaan Mujaahid Maxamed Talyaani ,Gud. Xamse Gaaxnuug,Xaaji C/fataax Gamaameeye, Saxafi Miyir Cali Xuseen,Ambasador C/qaadir

Read More »

TARTAMAYAASHII SOMALILAND MEDIA AWARD 2013

0 Visits: 443 | Monday February 17, 2014 - 01:03:43
Ururka suxufiyiinta Somaliland (SOLJA) waxa uu dhamaan ku wargalinayaa suxufiyiintii ka qaybgalay tartankii ay iska kaashanayeen Ururka Suxufiyiinta Soomaliland (SOLJA),

Read More »

xisbiga wadani labaxay faalo

0 Visits: 529 | Monday February 17, 2014 - 00:57:27
Hadaan usoodaadego xisbiga wadani labaxay faalo koobanna aan kaqoro, waxa laysku hayaa xisbigu maxisbi umadda Sland leedahaybaa mise

Read More »

: Tirsigii 69 aad, Waa Yaabe Goormaa xukuumadina ay xukuumad noqoneysaa, Baarlamaana uu Baarlamaan madaxbanaan noqonayaa? Qalinkii A/rahman fidhinle

0 Visits: 458 | Monday February 17, 2014 - 00:48:56
Golaha Wakiilada oo ay ku jiraan qaar xaaraan ah oo is-xanbaar ah oo aan iyaga la soo dooran hadana laga fadhiyi la yahay xaf-xaftooda ayaa waxay ka kooban yihiin 82 xubnood

Read More »

Wasaarada Arimaha Guduhu waxha ka qabato mamulka dulmiga iyo cadaaladarada kudhaqmaya ee Degmada Tog wajaale

0 Visits: 542 | Sunday February 16, 2014 - 14:45:29
Wasaarada Arimaha Guduhu waxha ka qabato mamulka dulmiga iyo cadaaladarada kudhaqmaya ee Degmada Tog wajaale war qad qoraala oo

Read More »

Xisbiga Wadani ma Xisbi Qabiil baa mise waa Mid qaran?

0 Visits: 1135 | Sunday February 16, 2014 - 12:05:53
Marka hore waxa aan aad u salaamayaa dhammaan ummadda reer Somaliland meel kasta oo ay joogto Gudaha iyo dabadba.

Read More »

TACSI XISBIGA WADDANI

0 Visits: 522 | Sunday February 16, 2014 - 12:04:06
Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), dhamaan xubnaha Hogaanka sare, Guddiga Fulinta, Golaha Dhexe,

Read More »

Tacsi ka timid La-taliyaha Madaxweynaha ee dhaqaalaha iyo Ganacsiga Axmed Carwo kuna saabsan geerida Cali Cabdiqaadir Faarax

0 Visits: 1126 | Saturday February 15, 2014 - 10:52:41
Tacsi ka timid La-taliyaha Madaxweynaha ee dhaqaalaha iyo Ganacsiga Axmed Carwo kuna saabsan geerida Cali Cabdiqaadir Faarax

Read More »

Hambalyo Aroos.)

0 Visits: 1192 | Saturday February 15, 2014 - 10:49:53
Dhamaan dadkan oo kala jooga Hargeysa, Burco, London, Sweden, Malta iyo Abu-Dhabi Waxayhambalyo aroos u dirayaan;Caruuska Cisman Xasan Ismaaciil iyo Caruusada Barwaaqo Saleebaan Yusuf

Read More »

DUGSI MA LEH QABYAALADI

0 Visits: 640 | Saturday February 15, 2014 - 10:42:29
Gabaygan waxaa tiriyey abwaankii waynaa ee Cabdillaahi Suldaan Timacade. Abwaanku wuxuu gabaygan si murugo leh kaga hadlay dhibaatooyinka qabyaaladdu

Read More »

HANBALYO KU SOCOTA SHABAKADA AFKASHACABKA.COM‏

0 Visits: 728 | Saturday February 15, 2014 - 08:58:01
MAXAY TAHAY HAMBALYADAN AAN U DIRAAYO SHABAKADAN IYO SHAQAALAHEEDA?

Read More »

Tirsigii 68- aad dib - umilicsada dhacdooyinka taban ee xukuumada Siilaanyo taariikhda u-galey mudadii koobneyd ee ay doogsin carareysey ee uu xaalkeedii noqdey, Shirkadley, Sheerley, Danley. Qalinkii A/rahman fidhinle

0 Visits: 753 | Friday February 14, 2014 - 13:52:00
Bal aynu dib-u-yara milicso sadexdii sanadood ee ay xukuumada Siilaanyo doobineysey ee ay doogsin carareysey ee ay dhibi-shaxleyneysey ee ay shacabka S/landna

Read More »

Aniga oo ah C/samed x. Axmed X. Diiriye (Eng.sanka) waxaan hambalyo iyo damaashaad farxadeed u dirayaa wiilka aan Abtiga u ahay saaxiibka Qaaligana ii ah waa Boqorka Wiilasha Sanadka :

0 Visits: 1443 | Friday February 14, 2014 - 10:40:25
Aniga oo ah C/samed x. Axmed X. Diiriye (Eng.sanka) waxaan hambalyo iyo damaashaad farxadeed u dirayaa wiilka aan Abtiga u ahay saaxiibka Qaaligana ii ah waa Boqorka Wiilasha Sanadka :

Read More »

War baahintu ma faan ayey mooday

0 Visits: 531 | Friday February 14, 2014 - 10:27:27
War baahintu ma faan ayey mooday in ay soo dhigaan masuulka ka danbeeya aas aas kooda ama maalgelintooda bal u fiirso wasiirkan lagu sharaxay mid ka mid ah Web-site

Read More »

Xarunta Dhaqanka Ee Maxamed Mooge Oo Shahaado Guddoonsiisay Aqoonyahan Siciid Gahayr

0 Visits: 841 | Thursday February 13, 2014 - 17:41:02
Xarunta Kaydka Hidaha dhaqanka iyo qoraalka ee Maxamed Mooge ayaa markii ugu horaysay tobobar socday

Read More »

The difference between hypocrisy based on Tribalism and sincerity

0 Visits: 849 | Thursday February 13, 2014 - 17:39:34
I have the culture of writing my diary as this determine our way of ideas ,thoughts, judgments and accepted wisdom . Less than month ago, I have gone with three of my relatives for coffee

Read More »

SIDII SONKORTII MAYDHANTAY OO KALE AYAA WAX QABADKII XUKUUMADDA KULMIYE NOQOTAY .AYUU

0 Visits: 555 | Thursday February 13, 2014 - 14:51:50
Waxa jirey gaadhi lawada yaqaaney oo la odhan jirey (DIBIILE) wuxuu u kala shaqayn jirey dekedda iyo bakhaarada magaalada oo alaabta u kala qaadi jurey .

Read More »

isqabqabsiga golaha barlamaanka, iyo damaca qarsoon ee Ciro

0 Visits: 877 | Thursday February 13, 2014 - 13:54:40
Waxaan jecelstay in Aan idin suaalo waxa Aad ka taqaanaan "Conflict of Interest" AMA iska hor imaadka danaha shaqsiga iyo tan caamiga ah

Read More »

aniga iyo famligayguba waxaan habalyo u diraynaa sxbay musfate cabdi cige iyo marwadiisa sabaax xirsi diiriye by joofane

0 Visits: 620 | Thursday February 13, 2014 - 13:52:47
HAMBALYO....HAMBALYO......HAMBALYO Waxan halkan maanta uga hanbalyaynayaa boqorka MUSTAFE CABDI CIGE iyo boqorada SABAAX XIRSI DIIRIYE oo goor dhowayd meherkoodu

Read More »

Xaaji Cabdi-Waraabe: Xallintii Khilaafaadka Golaha Wakiillada Ee 2005 iyo 2014! (2aad)

0 Visits: 1035 | Wednesday February 12, 2014 - 20:18:18
Si loo gunaanado is-marin-waaga aloosmay, waan waan iyo isu-dhawayna loo sameeyo, waxa xaajadii loo saaray guddi ka socota Golaha Guurtida oo uu Xaaji Cabdi guddoomiye

Read More »

Halkan Ka Daawo: Hees Kooxda Dayax Band uu Qaaday Madaxweyne Muse Biixi Iyago Ku Sheegay Inaanay Xukummadiiso Soo Dhaafin Hargeisa
Daawo: Qaabki Loogu Soo Dhoweeyay Caasimada HargeisaWeftigi uu Hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibedda Dalka Eriteria
Halkan Ka Daawo:,"Taariikhda Somaliland Waa Markii Ugu Horaysay Ee La Helo Tartan Xor Iyo Xalaala"Barnaamijka Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland
Xidigaha Geeska Oo Hees Cusub Uqaaday Xisbag Kulmiye 2019
Xiisad Kasoo Korodhay Wareejinta Gudoomiyenimada KULMIYE Iyo Siyaasi Siro Banaaanka Keenay
Halkan Ka Daawo: EXCLUSIVE Cod Iyo Muuqaal Cusub Duqaynti Hargeisa Loo Gaystay Iyo Xasuuqi Diyaaradaha Dowladi Siyaad Barre Gaysatay
Halkan Ka Daawo:Fanaanka Da'da yar ee Cabdikariin Cali Shaah Oo Hees Cusub Oo Cajiib ah Soo Qaaday.
Barnaamij Dhamaystiran Oo Diirada Lagu Saarayo Kulankii Dhexmaray Ururka Horumarinta Iyo Isdhexgalka Dhalinyarada Ceelafwayn Iyo Shacabka Dararwayne
Halkan Ka Daawo: Shirkada Dhismaha ee Guarantee Construction Company oo Soo Bandhigtay Dhismayaal Cusub Casri ah
Halkan Ka Daawo: Somaliland : Xadhiga Sharci-Darada ah iyo Aragtidii Madaxweyne Biixi ee xilliyadii Cigaal iyo Siilaanyo
WAREYSIYO